Adeegga Dhismaha

Iibgeyn.com waa shirkad ka shaqeysa iibinta dhulalka iyo kireynta guryaha iyo goobaha ganacsi. 

Waxaana la aasaasay sanadda 2023 waxaana Aasaasay Sharci yaqaano Nootaayiista yaal ah Dalaal iyo injineero dhismaha qibrad uleh waxeyna ka howlgashaa Dhamaan soomaaliya.

 

Adeegyada kale ee Shirkadda qabato waxaa ka mid Dhismaha iyo nakhshadaynta guryaha iyadoo si casri ah loo dhisayo loona nakhshadaynaayo.

Waxaa hawshaas noo qaabilsan Injineero waayo aragnimo badan u leh dhismaha.

 

Mashruucyadeena

Compare listings

Compare